Madaxweynaha Jubaland oo saxiixay xeer muhiim ah oo ka yimid dowladda dhexe

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta sixiixay Saddex Xeer oo muhii m ah kuwaas oo ay soo gudbiyeen qaar kamid ah wasaaradaha dowladda Soomaaliya, xeerarkaan ayaa kala ah:

1. Xeerka Hay’ada Waddooyinka Jubaland oo ay soo gudbisay Wasaarada Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

2. Xeerka Sharciga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kaluumeysiga dhaqaalaha Buluugga ah.

3. Xeerka Ilaalinta iyo Maareeynta Deegaanka oo ay soo gudbisay Wasaarada Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada.

Golaha Wakiilada iyo Xukuumadda ayaa dhawaan meel mariyay xeerarka uu maanta Madaxweynahu sixiixay sidaas ayaana lagu meel mariyay.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed