Madaxweynaha Goofur Galbeed oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda ka socotay Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

Madaxweynaha Goofur Galbeed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madax ka socotay heyd’adda UNDP ee Soomaaliya, kulanakas ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo khuseya xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan maamulka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Lionel Laurens. Labada dhinaca ayaa soo hadal qaaday wadashaqeynta hay’adda UNDP iyo dowladda federaalka Soomaaliya.

Dhanka kale madaxda heyd’adda UNDP ka socotay ayaa sheegay in ay sii kordhi doonaan wadashaqeynta ay la leeyihiin dolwadda dhexe iyo maamulada kale.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed