Koox loo heysto in ay ka tirsan yihiin AS oo Maxkamad la hor geeyay

Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ayaa bilaawday dhageysiga eedeeysanayaal loo heysto in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab, kuwaas oo siyaabo kala duwan ciimadu ay ugu soo qabteen howgallo ka dhan ah Al-shabaab ay fuliyeen.

Maxakamda qeybt 60aad ayaa Magaalada Baydhabo saaka ka bilowday dhageysiga dacwad loo haysto 14 eedeysane in ay ku jireen howlo looga adeegaayay Al-shabaab,kana qeyb qaateen falal amnaanka lid ku ah iyo dhibaatooyin ay ka gesyteen deegaannada maanulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Maxkamadda ayaa laga sugaya in ay faa faahin ka bixiso eedeeysana-yaashaan saaka la hor geeyay Maxkamadda Ciimada Qalabka ee Soomaaliya qeybta 60aad ee Koofur Galbeed.

HBN NEWS DESK.

 

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed