Koox ka tiraan Al shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koofur galbeed ayaa maanta soo bandhigay afar xubnood oo ka tirsanaa Al shabaab kuwaas oo isi soo dhiibay ciidanka, sida lagu sheegay bayaanka ay soo saareen.

Xubnaha  isa soo dhiibay ayaa ururka La shabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan Jabhadda, iyagoo ka qeyb galay dagaalo ka dhacay gobollada Shabeelooyinka, Hiiraan iyo Gedo.

Shalay ayeyd markii xubin ka tirsan Al shabaa oo isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya, muddooyinkii dambe hoggaamiyaal ka tirsanaa dagaallamayaasha Al shabaab iyo xubno kale ayaa isku soo dhiibaayay dowladda Soomaaliya, taniyo markii uu bilaawday dagaalka ka dhanka ah kooxda dabayaaqadii sanadkii hore.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed