Khasaaro Ka Howlgallo Ka Dhacay Gobolka Galgaduud

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo ay Ciidanka ay ka sameeyeen gobolka Galgaduud ay jab xooggan ku gaarsiiyeen Al Shabaab bayaan lagu faafiyay warbaahinta dowladda.

Deegaanka lagu magacaabo Sabansableey ee hoostga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayuu ka dhacay howlgalkaan oo ay fuliyeen Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa la wariyay in Khasaaro Culus uu sababay dagaalka Al shabaab ay la galeen.

Wixii soo kordha halkaan ayaa kala socon doontaan haddii Alle Idmo.

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed