Kala Fadhiga 1aad ee Aqalka Sare oo La Soo Xiray.

Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in uu Maanta soo xirmay Kalfadhiga labaad Aqalka Sare, kaas oo furmay 1-kii Bishii November ee sanadkii 2022.

Qoraalka oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan ayaa lagu sheegay in kal-fadhiga 3aad ee Aqalka Sare uu furmi doono 20-ka Bisha May ee soo socota.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed