Howgallo Ka Dhan Al-shabaab oo Laga Fuliyay Gobolka Shabeelada Hoose.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo qorsheysan oo Ciidanka Nabad-Sugidda Soomaaliya ay ka sameyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose, waxana lagu dila xubin ka tirsan Al-shabaab.

Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda NISA ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada Macalinka oo u dhaxeysa Bariire iyo Sabiid ee gobalka Shabeellada Hoose ayaa lagu dilay mid ka mid ah Ciimada Al-shabaab, iyada oo dhanka kale  ciidamadu ay furteen hubkii uu watay, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

Howgalladaan ayey sheegtay dowladdu in ay sii wadi doonaan, kuwaas oo looga hortagayo weerarada Al-shabaab, iyo sidoo kale ka saaridda deegaannada ay kaga sugan yihiin gobolkaas.

HBN NEWS DESK.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed