Howgallo Ka Dhan ah Al-shabaab oo Laga Fuliyay Jubbada Hoose.

Ciidanka dowladda Soomaaliya  iyo kuwa Daraawiishta Jubaland ayaa howlgal balaaran ka fuliyey deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose  gaar inta u dhaxeyso Janaay Cabdalle iyo degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose.

Dowladda ayaa sheegtay inHowlgalkaan uu ahaa mid qorshaysan oo  ciidamadu ka fuliyeen Tuulooyinka kala Harboole, Miido, iyo Biibi iyaga oo shaaciyay in jab  lagu gaarsiiyey Al shabaab.

Ciidamada  sidoo kale ayaa cagta mariyey fariisimo  Al-shabaab ku qaadi jireen  lacagaha,  ciidamada ayaa sheegay in ay fasaxeen dad shacab ah oo Al shabaab ah ku heysteen deegaannada howlgalka uu ka dhacay.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed