Howgallo Dad Lagu Soo Qabtay oo Ka Laga Sameeyay Muqdisho.

Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo qorsheysan oo Ciidanka ammaanka Soomaaliya ay ka fuliyeen deegaanno iyo degmooyin ku yeel duleedka Caasimadda Muqdisho.

Howlgalladaan  ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyay  Suuqa Xoolaha ee kala qeybiso  degmooginka Yaaqshiid iyo  Heliwaa, sidoo kale  deegaanka Daarusalaam ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa laga fuliyay howlgalladaan.

Ciidanka ayaa galay guryo horya loo qosheyay, ila xog oggaal ah ayaa laga soo xigtay ilaa ku dhawaad 5 ruux in lagu qabtay howlgaladaasi.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed