Howgallo Culus oo Ka Dhacay Shabeelada Dhexe iyo Galgaduud.

Ciiidanka dowladda Soomaaliya ayaa howgallo xooggan oo ka dhan ah Al-shabaab ka sameyeen  deegaanno ka tirsan tirsan Shabeelada dhexe iyo Galgaduud.

Howlgalladaan ay fuliyeen Ciidanka Danab deennada Daarul-nimco iyo degmada Galcad oo ka kala tirsan Shabeelada dhexe iyo Galgaduud.

Guud ahaan Gobollada Soomaaliya ee bartamaha iyo Koofurta waxaa ka socday howgallo ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaan, iyada oo gobolka Jubbada dhexe iyo Shabeeladda Hooose lagu dilau xubino badan oo ka tirsan Al-shabaab, sidoo kalana laga saaray deegaanno iyo degmooyin ay gacanta ku hayeen in muddo ah.

HBN NEWS DESK.

 

 

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed