Hanti Dhowraha Guud ee Soomaaliya oo saaray amar cculus

Xafiiska Hantdhowrka Guud ee Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa bayaan adag ka soo saaray shirkadaha ku howlan dhoofinta, qodista iyo burburinta agabyada kala duwan ee warshadihii hore ee dalka.
Xafiiska ayaa ka digay in shirkadaha gaarkao loo leeyahay iyo shaqsiyaad kale ay ka digtoonaadaa in ay dhoofiyaan agabyada biraha iyo kuwa kalaba in ay ku kacaan falkaasi, taasina ay mamnuuc tahay.

Hadalkaan ayaa ku soo beegmaya iyada oo dhawaan ay soo baxayeen shirkado gaar ah oo dalka ka dhoofinaya haraadiga warshadihii hore ee Soomaaliya, kuwaas ganacsi ahaan ugu dhoofinaayay dalalka debadda ah.
Halkaan ka akhiriso warqada uu soo saaray Xafiiska Hantdhowrka Guud ee Soomaaliya :

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed