Guddoomiyaha gobolka Banadir oo ka hadlay bannaanbaxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho baaqna ka soo saaray

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay bannaanbax xooggan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay dhigayeen beesha uu ka soo jeedo sargaal horey uga tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo shalay ay xireen ciidamada ammaanka, waxana lagu magacaaa Sheegow Maxamed Cali.

Xaragiisa ayaa waxaa uu sababay bannaanbaxyo gil-gilay caasimada Soomaaliya, kadib  markii boqolaal ruux ay iskugu soo baxeen waddooyinka waa weyn ee gobolka Banaadir. Hadda guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yususf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa  Shir-Jaraaidkaga kaga hadlay Banaanbaxyadii ka dhacay Muqdisho.

Halkaan ka daawo:

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed