Guddiga Amniga Doorashada Puntland oo soo saaray go’aanno culus isla markaana amar duldhigay murashaxiinta

Guddiga Amniga Doorashada ee dhawaan uu magacaabay madaxweeyne Deni ayaa soo saaray go’aanno culus oo ku saabsan arrimaha la xiriira amniga doorashooyinka, kuwaas oo looga hortagayo falalka amniga lidka ku ah, sida ay ku sheegeen bayaan ka soo baxay.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in xubnaha murashaxiinta ay ka fogaadaan wax walbe oo dhaawici karo hannaanka amniga doorashada, kuna dadaalaan nabadgalyada, si loo ilaaliyo horu socod arrimaha doorashooyinka si wanaagsan.

Ciidamada ayaa looga digay lana  la faray in aanay hubkooda la dhextagin ama ku dhex qaadan magaalooyinka  Puntland, cidii jebisaana awaamirtaana ay ka qaadin doonaan tallaabo sharci ah oo waafaqsan xeerarka u degsan.

Halkaan ka akhriso bayaanka ay soo saareen guddiga amniga doorashooyinka Puntland:-

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed