Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Kulan Ka Yeelanay Xaaladda Soomaaliya.

Maanta ayaa lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay  kulmaan, kuwaas  kulan xog-wareysi ah, ka dibna la furi doono, xog is-weydaarsi  ku saabsan xaaladda Soomaaliya, iyada oo la filayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu golaha warbixin ka siiyo golaha xaaladaha siyaasadeed iyo amni.

Waxana la filaya in arrimo waa weyn oo ku saabsan ammaanka Soomaaliya, dagaalka Al-shabaab, taageerida dowladda Soomaaliya, iyo arrimo kale oo la xiriiro siyaasadda in lagu lafa guri doono kulankaas.

Gabagabada  kulanka ayaa la filayaa in laga soo saaro wax ku ool ah oo ku aadan xaalada Soomaaliya iyo talaabooyinka lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasiloonida, iyada oo qaar ka mid ah Maamul Gobaleedyada ay ka taagan yihiin Siyaasado isdiidan.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed