Faah-faahino Ka Soo Baxa

Faah-faahin kala duwan ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qarax laga maqlay Magaalada  Muqdisho, Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxaan uu ka dhacay halka loo yaqaan Fiya-roma, waxana ka dhashay khasaaro kala duwan.

Goobjoogayaal ayaa laga soo xigtay, in qaraxa uu ahay mid gaari lagu xiray oo yeelay isgooyska Fiya-rooma ee Gobolka Banaadir, dhaawacyo ayaa laga soo wariyay in ay ka dhisheen balse tirada rasmiga ah lama xaqiijin.

Lama ammaanka ayaa lagu wadaa in war ka soo saaraan qaraxaan iyo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay. Wararkii kas soo kordho halkaan ayaa kala socon doontaan.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed