Eedeysanayaal loo heysto musuq-maasuq oo la horgeyay maxkamad ku taal Muqdisho

Eedeysanayaal loo heysto kiisas la xariiro musuq ayaa la horgeyay Maxkamad tuul magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka tirsan hey’adaha dowladda Soomaaliya oo muddooyinkii dambe dabagal ay ku heysay xeer ilaalinta.

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad Musuq-maasuq oo loo heysto ilaa afar Eedeysane oo ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dolwadda Soomaaliya.

Eedeysanayaasha ayaa tiro ahaan gaaraya ilaa 4 ruux, labo kamid ah ayaa dalka joogaan, waxaana la horgeyey maxkamadda , halka labada kalana ay baxsad yihiin. Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa dacwada kusoo oogay Eedeysanayaashaan.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed