Ciidanka Dowladda oo Gacanta Ku Dhigay Deegaano ka Tirsan Hiiraan.

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku sugnaayeen Xarakada Al shabaab, sida ay sheegay dowladda.

Howlgalkaan oo ahaay mid qorsheysan ayey Ciidanka dowladdu waxay gacanta ku dhigeen Deegaanno u dhaw Magaalada Buurweyn ee gobolka Hiiraan, Tuulada Jameeco ayaa kamid ah goobaha ay qabsadeen Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaan dib u xorreynta.

Saraakiisha  saraakiisha hoggaamineysay howlgalkaan ayaa sheegeen in sii wadi doonaak howlgaldaan kuna raad joogaan Xubno ka tirsan Al shabaab.

HBN News Desk

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed