Ciidamo horleh oo ka soo goostay Somaliland oo ku biiray kuwa SSC.

Ciidamo ka soo goostay Somaliland ayaa ku biiray Ciidanka deegaanka ee SSC kuwaas oo la soo dhaweeyay, Ciidankaan ayaa watay gadaadiid dagaal  waxana lagu soo bandhigay Warbaahinta.

Cidaankan ka yimid dhinaca Somaliland ayaa xbb lagu soo dhaweyay degmada Widhwidh halkaas oo qaar kamid ah Isimmada gobolka Sool ee SSC, iyaga oo baaq u diray kuwa kale in ay soo racaaan walalaahood sida ay warbaahinta ka sheegeen.

faah faahino dheeraad ah lagama bixin dhinaca ah ka yimaadeen Ciidaankaan iyo tiro ahaan inta ay la eg yihiin, majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha Soomaaliland ee ku aadan Askartaan la sheegay in ay ka soo goosteen.

Maalmihii dambe Ciidan ka ka soo goostay Somaliland ayaa lagu soo bandhigaayau magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

HBN News Desk

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed