HomeWararka

Wararka

Kiis Dil ah oo Horyaal Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo u Gudbay Wareegii 5-aad

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa mar kale mudeeysay dhageysiga dacwad ciqaabeed culus oo ay eedeysayaal ka yihiin sadde...

Ciidamada Midowga Yurub oo badbaadiyey Markab shidaal oo burcad badeed ku weerartay xeebah...

Ciidamada badda ee Midowga Yurub (EU Naval Forces) ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan 24 shaqaale oo saarnaa markab shidaal oo l...

Howlwadaag oo guul cajiib ah ka gaartay ciyaaraha gobolka Banaadir & Madaxweyne Xasan...

Degmada Howlwadaag ayaa ku guuleysatay koobka tartanka cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir, kadib markii ay ciyaartii kama damb...

Howlgal lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Alshabaab Baay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhacay gobolka Baay ku dilay dagaalyahanno badan oo Al-Shabaab ah, oo ay ku jiraa...

Puntland oo si adag uga jawaabtay eedeynta dowladda federaalka ee duullimaadyada Boosaaso ...

Maamulka Puntland ayaa si kulul uga jawaabtay hadal uu dhowaan jeediyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, o...

Dagaal dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay Buuraha Cal Miskaad

Dagaal xooggan oo khasaare dhimasho & dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceel Barakallah ee buuraha Cal Miskaad. ...

Puntland oo ku dhawaaqday in dal-ku-galka deegaannadeeda laga bixin doono iyo aqoonsi gaar...

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqday in adeeg dal-ku-galka ee lagu soo gali doono deegaannadeeda, taasi oo ay si toos ah u bixin d...

Midowga Yurub oo markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kadib weerar la tuhunsan yahay o...

Howlgalka ka hortagga burcad-badeedda ee Midowga Yurub (EU NAVFOR) ayaa markab dagaal u soo diray xeebaha Soomaaliya, kadib markii...

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dib u furtay Kiiskii Dilka Hooyo iyo Saddexdeeda Gabdhoo...

Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta dhageysanaysa dacwadda racfaanka ee loo haysto saddex eedeysane oo lagu tuhu...

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay duqeyntii laga dilay Caaqilkii Sana...

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay duqeyntii cirka ee 13-kii Sebteembar ka dh...

Waqooyi Bari oo qaylo-dhaan kasoo saaray abaar baahsan oo ku dhufatay deegaanadooda

Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in deegaanadiisu ay wajahayaan xaalad abaar ah oo si daran u saameysay n...

Wasiir Fiqi oo xog xasaasi ka bixiyey xogta wararka ku aadan in Boosaaso ay ka baxaan diya...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ayaa jeedi...

Live Now

English News

Facebook Feed