HomeWararka

Wararka

Maxaa ka soconaya maanta magaaladaa Garowe oo noqotay xarun mucaarad ku ah dowladda dhexe...

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo wadatashi ah oo looga hadlayo siyaasadda i...

35 ruux oo Soomaali ah kuna eedeeysan burcad badeednimo oo ciidamada badda Hiniya maanta...

35 qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa gaaray magaalada Mumbai  ee dalka Hindiya, iyaga oo la ...

Dagaal dhaliyay khasaaro xooggan oo ciimada dowladda iyo kooxda Al shabaab ku dhexmaray go...

Dagaalkan  oo ahay mid  xooggan ayaa dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al shabaab  iska markaaana  ka dhacay gobo...

Soomaaliya oo Cambaareeysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Magaalada Moscow kaasoo dhal...

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  loogu tacsiyadeeyay shacabka Ruushka, k...

Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida

Tuulada Waydkaal oo ka tirsan degmada Baaray ee gobolka Afdheer ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa soo baxaya wara...

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay afar danjire oo cusub

Munaasabad kooban oo Madaxweynuhu waraaqaha aqoonsiga safiirnimo uu kaga guddoomayay danjirayaashan cusub ayaa maanta ka dhacday X...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Claahi Farmaajo oo gaaray Puntland iyo kulamo siy...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee c...

Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo qorsheynaya weeraro rogaal celis ah kadib markii ay ka...

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheynayaan weeraro rogaal celis ah ay ...

Ciidamada Itoobiya oo xabsiga dhigay 50 qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen wee...

Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay kadib markii ay fashiliyeen weeraro argagixiso oo ka dhici lahaa magaal...

Hay’adda UNESCO ayaa cambaareysay dilka wariye lagu dilay Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO, Audrey Azoulay, ayaa cambaareeyay dilka weriye C/kariin Axmed Bulxan loogu geystay degmada Caa...

Kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Somaliland oo ka dhacay magaalada Hargeysa i...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, Cadiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ka wada ha...

Madaxweynaha Puntland oo kulan xasaasi ah la yeeshay hey’adaha ammaanka maamulkaas, ...

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan xasaasi ah la yeeshay Hay’adaha Amniga, sida Taliska Guu...

Live Now

English News

Facebook Feed