HomeWararka

Wararka

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo shaaciyay in Dastuurka dalka uu si rasmi ah u dhaqan galay...

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Hamsa Cabdi Barre ayaa lagu shaaciyay in D...

Mareykankayn oo duqeyn kale ka fuliiyay Soomaaliya

Ciidamada Mareykanka oo bartilmaameedsanayay xubno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka al-Qaacida ayaa Arbacadii qaa...

Safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiya Israa’iil oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiye...

Safiirkii ugu horreeya ee Somaliland u magacowday Israa’iil, Maxamed Xaaji, ayaa Khamiista waraaqaha aqoonsiga u gudbin doona Mada...

Madaxweyne Geelle oo dib u magacabay wasiiraddiisii hore markale

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa magacaabay gole wasiirro ah oo ka kooban 25 wasiir iyo raysal wasaare cusub. Xubn...

Howlgal lagu soo qabqabatay in ka badan 120 ruuxoo ka dhacay Jabuuti

Ciidanka Booliska Militariga ee Jabuuti ayaa maanta sheegay inay xireen 125 qof, kadib howlgal ballaaran oo ka dhan ah dambiyada, ...

Midowga Afrika oo walwal xooggan ka muujiyey in fashilkii ku yimid wadahadaladii Mucaaradk...

War saxafaadeed uu soo saaray Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa walaac xooggan uu ka muujiyay in wada-hadalladii u dhexeeyay Dowlad...

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay wadahadalladii fashilmay ee Dawlada Soomaaliya �...

Bayaan ka soo baxay Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ugu baaqday dawlada Soomaaliya inay la tashato dh...

Turkiga oo balanqaaday taageeradiisa Soomaaliya & mucaaradka oo ka falceliyay

Dowladda Turkiga ayaa si cad u xaqiijisay taageeradeeda joogtada ah ee ku aaddan amniga, iyo horumarka Soomaaliya, oo ay ku jiraan...

Soomaaliya ma waxay gashay marxalad siyaasaddeed oo cusub?

Fashilka ku yimid wada-hadalladii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah xubnaha mucaaradka ayaa sii xoojiyay x...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo sheegay in ay fashilmeen wadahadalladii ay kula jirtay Mu...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ah isbahaysi mucaarad ah, ayaa sheegay in ay fashilmeen wadahadalladii siyaasadeed ee Muqdisho a...

Duqeyn aar-gudasho oo DFS ka fulisay duleedka Baydhabo

War saxaafadeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka ay xalay howlgal q...

DFS oo ku dhawaaqday in lagu kala kacay wadahadalladii ay la lahayd mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaaca ka qaaday caaawa in natiijo la’aan ay ku soo dhammaadeen wadahadalladii ula socda...

Live Now

English News

Facebook Feed