HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo bayaan ka soo saartay xalaadda Bariga Dhexe isla markaana walaac xo...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ku dalbatay in si deg deg ah loo joojiyo weerarada Israa’i...

Dab xooggan oo ka kacay Keymo ku yaal Puntland kaasoo gubay dhul-ballaaran

Guddoomiye ku xigeenka degmada Dangorayo ee dowlad goboleedka  Puntland C/nuur Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyay in dab xooggan uu qabsa...

Kulan xasaasi ah oo looga hadlay arrimaha ammaanka oo ka dhacay Somaliland kaasoo laga soo...

Kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ayaa lagu qabtay Somaliland kaasoo lagu soo bandhigay warbixino xasaasi ah, oo diirada lagu...

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aanan caadi aheyn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi ah...

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya duqeymo ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha  kala duwan oo ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay qeybo kamid ah gobolka H...

Kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka oo maamulka gobolka Banaadir uu ku yeeshay magaalad...

Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye Yabooh, ayaa ku ammaanay c...

Sidee xaaladda magaalada Buur-hakaba oo shalay uu ka dhacay dagaal culus oo dhaliyay dhima...

Xaalad deganaansho ah ayaa laga dareemayaa magaalada Buur-Hakaba kadib markii shalay uu dagaal ku dhex maray labo beelood oo walaa...

Midowga Yurub iyo Soomaaliya oo xoojiyay xiriirka waxbarashada iyo tayeynta ee shir caalam...

Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya  Faarax Sheekh A/qaadir ayaa ka hadlay Munaasabadda heerka sare ee waxbarashada ...

Wasiirka amniga Soomaaliya oo sheegay xilliga Al shabaab laga ciribtiri doono maamul gobol...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Federaalka ay Al-S...

Maxkamad ku taalla dalka Kenya oo dacwad ku soo oogtay nin lagu eedeeyay inuu qorsheynayay...

Dowladda Kenya ayaa dacwad kusoo oogtay nin la rumeysan yahay inuu yahay, isla markaana ku eedeeysan hoggaamiyaha ugu muhiimsan ko...

Ciidamada Ammaanka Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb ku qabtay Diyaarad nooca wax basaasa...

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay diyaarad nooca wax basaasa ah lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb ee x...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay gobolka ShHoose isla markaana ay ku dh...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaro ka dashay dagaal beeleedyo ka dhacay gobolka Shabeelada Hoose,isla markaana dhaliyay...

Live Now

English News

Facebook Feed