HomeWararka

Wararka

Howlgal lagu burburiyey Fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Hiiraan

Ciidamada Dowladda Soomaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa sheegay in la burburiyey fadhiisimo ay isku uruursanayeen Kooxda A...

Xildhibaano sheegay in Alshabab loo waday hubkii lagu qabtay Galgaduud

Xildhibaanno ka tirsan BFS oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdiasho ayaa si adag uga hadlay hubkii dhawaan lagu booba...

Qarax askar ku dhimatay oo ka dhacay Beledweyne

Inta la xaqiijiyay labo ruux oo kala ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay qarax miino oo ka ...

Shil uu masuul ka tirsan Puntland ku dhintay oo ka dhacay Dowlad deegaanka

Inta la xaqiijiyay saddex qof oo uu ku jiro agaasime ku xigeenkii Maxjarada Puntland Maxamed Shire Cismaan Sayroon ayaa ku geeriyo...

Dadka ku dhintay Banaan baxyada Kenya oo kordhay

Inta la xaqiijiyey 50 qof ayaa la dilay tan iyo markii ay billowdeen dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda Kenya oo bil ka hor ...

Galmudug oo sheegtay in dad qowlaystayaal ah hubka soo galiyeen dalka

Warsaxafaadeedka ayaa waxaa lagu sheegay waa sida hadalka loo dhigaye’e in dad qowleysato ah oo ku caan baxay ka ganacsiga waxyaab...

Shil culus oo dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay Qabribayax

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo maanta ka dhacay duleedka magaala...

DFS oo ku eedeysay in kooxo ka ganacsada hubka soo galiyeeen dalka

Wasaaradda amniga gudaha ayaa ka warbixisay hub si sharci darro ah looga keenay dalka Itoobiya oo la sheegay in lagu soo geliyay g...

Paul Kagame oo ku guuleystey doorashadii afaraad ee Rwanda

Paul Kagame ayaa la xaqiijiyay in uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada dalka Rwanda, kaddib markii uu helay 99.15 boqolkiiba ...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay hubkii lagu boobay Caabudwaaq

Waxaa wali lagu muransan yahay oo aan kala caddeyn cidda iska leh hub la sheegay inuu ka soo gudbay xadka gobolka Galguduud uu la ...

Dacwad Xasaanad ka xuyuubin ah oo Xildhibaan Maxamed Abiib lag gudbiyey

Xafiiska xeer ilaaliyaha Somaliland ayaa Dacwad kasoo Gudbiyey saddex Xildhibaan Oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland kuwaasi ...

Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu toogtay Kismaayo

Waxaa maanata magaalada Kismaayo lagu dilay Shan nin la sheegay in ay ka tirsanaayeen Kooxda Alshabaab ee qaybtooda Jubbooyinka. ...

Live Now

English News

Facebook Feed