HomeWararka

Wararka

Ciidamada Dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyey Baay

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howgal ka dhan Alshabaab ka fuliyey deegaano ka tirsan degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay. ...

Suuqyada ugu waa weyn Muqdisho oo maanta badi xiran

Waxaa maanta badi xiran qaybo ka mid ah Suuqyada Waa weyn ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii canshuur ay soo rogtay Wasaaradda M...

In ka badan laba kun oo arday oo ku dhacday imtixaanka dugsiga dhexe ee gobolka Banaadir

Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan Agaasinka guud ee Waxbarashada Dowladdda Hoose ee Xamar ayaa maanta soo bandhigay natiijada I...

Dawlada Federaalka oo si adag uga falcelisay hadal ka soo yeeray Safiirka UK ee Soomaaliya...

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawlada Federaalka oo si adag uga falceliyay qoraal uu bartiisa gaarka ah ku soo qoray Safiirka UK ee...

Jubbaland oo ganafka ku dhufatay canshuurta 5% ee badeecadaha iibka

Maamulka Jubbaland ayaa ganafka ku dhufatay go'aankii k asoo baxday Dowladda Dhexe ee quseeyey canshuurta Boqolkiiba shan oo berri...

Wasaaradda Maaliyadda oo soo saartay dhaqan galka canshuuraha shan boqolkiiba

Dowladda Soomaaliya ayaa maalinta berri ah 18-ka bishan Agoosto fuli doonta qaaditaanka lacagta canshuurta danabeysan, iyada oo dh...

Soomaaliya oo ka QM ka dalbatay in cunaqabateyn dhanka hubka ah la saaro Alshabaab

Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay iyo dalalka dariska ah inay si adag u dhaqan geliyaan cunaqa...

Golaha Ammaanka oo muddo kordhin u sameeyay hawlgalka ATMIS

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in howlgalka Midowga Afrika waqtiga loo kordhiyo lana gaar...

Puntland oo toogatay rag ku eedeysnaa dilal ka dhacay Gaalkacyo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee maamulka Puntland ayaa dil toogasho ah ku fulisay 10 ruux oo ku eedeysanaa in ay dilal horay ...

Maamulka Puntland oo shaaciyey natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare

Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee maamulka Puntland ayaa shaacisay natiijadda rasmiga ah ee imtixaananada shahaadiga ...

Laamaha ammaanka Mudug oo shir ka yeeshay sudiga amniga

Hay'addaha ammaanka Maamulka Puntland ayaa shir aan caadi ahayn oo looga hadlayay amniga Gobolka mudug waxaa uu uga ka qabsoomay x...

Maxaa ka jira in Itoobiya dhaqdhaqaaqa ciidan ka wado xadka Soomaaliya?

Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo muujinaya dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Itoobiya ka wado xadka Soomaaliya, iyadoo saraakiil sar sar...

Live Now

English News

Facebook Feed