HomeWararka

Wararka

Golaha Xuquuqda Aadanaha QM oo ka shiraya xadgudubyada ka dhanka ah Kitaabka Quraanka

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah yeelanaya dabayaaqada todobaadkan, kaasoo ay kaga hadlayaan gu...

Ciidamada Israel oo isaga baxay Jenin ka dib iska caabin xooggan oo ay la kulmeen

Ciidamada Israel oo isaga baxay Jenin ka dib iska caabin xooggan oo ay la kulmeen Ciidamada Israel ayaa habeenimadii xalay isaga ...

AL-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhigyo horay uga baxeen ciimada ATMIS

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya, weerar la sheegay in Al-shabaab  ay weerar ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, halka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta kula kula yeeshay Aqalka looga arrimo dalka, Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Ax...

Wararkii u dambeeyay duullaanka Israel ee Jenin & sida looga falceliyay

Rasaas goos goos iyo dhawaaqa qaraxyada ayaa laga maqlayaa xerada qaxootiga Jenin ee dhulka Falastiin halkaasi oo shalay uu ka dha...

Howgallo Ka Dhan Al-shabaab oo Laga Fuliyay Gobolka Shabeelada Hoose.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo qorsheysan oo Ciidanka Nabad-Sugidda Soomaaliya ay ka sameyeen deegaanno ka ti...

Caaqilka dagaal ee Liibiya Khalifa Haftar,oo dagaal ku hanjabay.

Caaqilka dagaal ee dalka Liibiya Jeneral Khalifa Haftar, ayaa digniin uu soo saaray wuxuu ku sheegay in ciidankiisu bilaabi doonaa...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Gacanta Ku Dhigay Walxaha Qarax Deegaanno Ka Tirsan Degamd...

Howlgallo Ciidanka dowladda ay ka fuliyeen gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa gacanta gacanta ku dhigay miinooyin iyo...

Guux Siyaasadeed oo Xooggan iyo Kulamo Ka Socda Garowe.

Guux xooggan oo xal loogu raadinaayo xaaladda siyaasadeed ee Cakiran Puntland ayaa ka soconaya magalada Garowe ee Maamulkaasi, Sac...

Sirdoonka Turkiga oo gacanta ku dhigay shabakad jawaasiis ah Israel leedaha

Laanta sirdoonka dalka Turkiga ee magaceeda loo yaqaan MIT ayaa gacanta ku dhigtey shabakad ka kooban 56 qof oo hawlo basaasnimo k...

Xafiis baaritaan ku sameynaya duullaankii Ruushku ku qaaday Ukraine oo la furay

Xafiiska Caalami ah oo loogu talo galay inuu isku daba rido dacwada la xiriirta duullaankii Ruushku ku qaaday dalka Ukraine ayaa k...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Culus Ka Soo Saaray Qabuuro Lagu Soo Rogay in Meydadka L...

Maamulka gobolka Banaadir oo ka horyimid Qabuuro dhawaan lagu bilaabay in laga saaro dadkii horay ugu dugnaa, kuwaas oo muddo fog ...

Live Now

English News

Facebook Feed