HomeWararka

Wararka

Maxaa laga og yahay kulanka gaashaanbuurta geeska Afrika tooshka ka shideysa?

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin ayaa Maraykanka kula kulmay wasiiradda dalalka Masar iyo Eritrea, waxaana ay kaw...

Soomaaliya oo digniin u dirtay Itoobiya

Ka dib markii dawlada Masar ay shixnad cusub oo hub oo ay ku taageerayso Soomaaliya ay keentay magaalada Muqdisho, ayaa khubaradu ...

Somaliland oo war culus ka soo saartay hubka Masar siisay Dawlada Soomaaliya.

Xukuumadda Soomaaliland ayaa sheegtay in ay walaac xooggan ka muujinayso hubka culus ee ay dawladda Masar u soo dirtay Soomaaliya,...

Maxay kawada hadleen Safiirka Turkiga iyo Qoor qoor?

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay safiirka dowladda Turkig...

Maxakamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday qoys maalgaliya Alshabaab

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan ku riday qoys ku eedeysanaa in ay maalgalinayeen kooxada Alshabaab, islamarkaa...

Agaasimihii hore ee CIA-da oo weeraradii qaraxyada isgaarsiinta ku sifeeyay “fal argagixis...

Agaasimihii hore ee CIA-da Leon Panetta ayaa ku tilmaamay weeraradii ugu dambeeyay ee loo adeegsaday qalabka isgaarsiinta ee ka dh...

Soomaaliya oo heshay hubkii ugu badnaa iyo halka laga keenay saanadkan ciidan?

Dowladda Soomaaliya ayaa heshay hub aad u badan oo kaga yimid dalka Masar, ka dib markii magaalada Muqdisho uu ku soo xirtay Marka...

Agaasimaha PSF oo sheegay in lagu rasaaseeyey Qoyskisa Boosaaso

Agaasimaha Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan ayaa laga soo xigtay in maanta qoyskiisa lagu rasaaseeyay magaalada Boosaaso ee gobolka B...

Masar oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan deegaanada Somaliland

Dowladda Masar ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan deegaannada Somaliland, waxaana ay u soo jeedinaysay dhammaan muwaa...

Hay’addaha Ammaanka Soomaaliya oo kulan ka yeeshay arimaha hubka

Kulan gaar ah oo uu shir guddoomiyey Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa looga hadlay sidii ay hay’...

ONLF oo sheegatay in “kala qaybin” lagu wado Deegaanka Soomaalida

Jabahada ONLF ayaa sheegay in ay jiraan is bedelo kala duwan oo madax deegaanka ay wadaan iyo dhaqdhaqaaq lagu doonayo in lagu bed...

Waare oo ka digay in Soomaaliya ku burburi karto khilaafka Masar iyo Itoobiya

Ku xigeenka xoghaya guud ee Urur gobolkeedka IGAD Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya ayaa ka...

Live Now

English News

Facebook Feed