HomeWararka

Wararka

Xisbiga Kulmiye oo wadani ku eedeeyey in uu Kaararka cod bixiyaasha ah iibsanayo

Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ee madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku eedeeyey xisbiga loolanka adag uu kala dhaxeeyo ee wad...

Qramada Midoobey oo ka digtay xaaladda halista ah ee ay ku wajahayaan gudaha dalka Malaayi...

Tirada dadka ay soo wajahday heerar qallafsan ee gaajada Soomaaliya ayaa la filayaa in ay kor u kacdo 4.4 milyan inta u dhaxaysa b...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar ugu soo xiray Xerada Ballidoogle Ciidamo cusub oo ka ti...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar ugu soo xiray Saraakiil cusub Xero ku taalla Garoonka Diyaaradah...

Dalalka caalamka oo muwaadiniintooda ka daadgureynaya wadanka Lubnaan.

Wadamada caalamka ayaa bilaabay in muwaadiniintooda ay ka daad gureeyaan dalka Lubnaan, kadib markii ay kordheen weerarada gardara...

Itoobiya oo ku hanjabay in ay tilaabo ka qaadayso haddii ay sii socdaan ficillada ka imaan...

Itoobiya oo ka careysan hadalada lagu durayo ee kaga imaanaya madaxda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jawaab adag ka bixi doonto si...

Puntland oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda dalka “lana “badbaadiyo.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheikh ay ka soo xirmeen sida uu hadalka u d...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ku dhawaad 60 Alshabaab ah ku dishay Galmudug iyo Hirsh...

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgalo duqeyn ah oo ka dhacay deegaanno katirsan Gobollada Galgaduud & Shabe...

Miliatry-ga Israaiil oo sameyeey dhoolatus sida in ay weerar ku qaadeen Iiraan.

Ciidanka Cirka ee Israa’iil ayaa dhoolatus milateri ku sameeyay badda Mediterranean-ka, kuwaas oo isugu jiray duullimaadyo fog-fog...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo si degdeg ah u ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo kulan degdeg ah yeeshay ayaa u codeeyay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2025 oo gaaray...

Ku dhawaad 30 Alshabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Galgaduud.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgal qorsheysan xalay saqdii dhexe ka fuliyey koonfurta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in weli uu socdo “Shirka Golaha Wadatashiga”

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu weli socdo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo qod...

Mareykanka oo taageerada hubka ee Israa’iil ku bixiyay ku dhawaad 18 bilyan oo doolar tan ...

Daraasad cusub oo ay soo saartay Jaamacad ku taal dalka Maraykanka ayaa Isniintii muujisay in Maraykanku uu ugu yaraan 17.9 bilyan...

Live Now

English News

Facebook Feed