Baarlamaanka Soomaaliya oo Meel Mariyay Hindise Sharciyeed.

Muqdisho (Hbnonlinetv)- Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise Sharciyeed kaas oo  dhowr bilood horyaal labada gole Baarlamaanka labadiisa Aqal.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta, waxaana wadar ogol ku meelmariyay 30 Senator oo maanta kulanka soo xaadiray.

Sharcigaan aya hadda noqonaya mid ka gudbay labada gole, waxana lagu wadaa in uu kamid noqdo Dhowr Hindse Sharciyeed oo ay meel mariyeen Baarlamaanka Soomaaliya.

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed