Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Sharci Muhiim ah.

Muqdisho ( Hbnonlinetv)-Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa kulan xasaasi ah maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo meel mariyay Hinda Sharciyeeda La dagaalamka Argagixsada oo dhowr jeer la horkeenay Baarlamaanka Soomaaliya.

Dood dheer kadib oo ka dhacday Xarunta Baarlamaanka ayaa ugu dambeyn, Sharcigaan ayaa la galiyay gacan-taak, dhammaan Xillibaannaddi kulan joogay ayana hab-gacaan-taag ah u Codeeyay.

Xillibaannada  Golaha Shcabka ee ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaalanka Argagixsada,ayaa ogolaatay ansixinta sharcigaas 143 -xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jirin.

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed