ATMIS oo bilaawday qorshaha dhimista Ciidankeeda Soomaaliya

Ergayga Midowga Afrika oo ay wehliyaan madax ka socotay Xaf8iska Taageerafa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOS ayaa maanta gaaray Saldhiga Ciidanka ATMIS gaar ahaan kuwa Burundi ee degmada Cadale ee Shabeelada dhexe.

Maxamed Amiin Suuf, madaxa ATMIS, ahna ergayga Midowga Afrika ayaa sheegay in Saldhiga Cadale ay Ciidanka Burundi ku wareejinayaan kuwa dowlada Soomaaliya kahor inta bisha.

.

 

Wuxuu ingaas ku daray in 2,000 oo Askari bishan June dhamaadkeeda laga qaadayo Soomaaliya, iyadoo dhowr bilood kadibna 3,000 oo kale ka baxayaan dalka.

Tani ayaa qeyb ka ah qorshaha ka bixista ATMIS ee dalka, oo sanadka 2024 la filayo in mas’uuliyada amniga ku wareejiyaan Ciidanka Xoogga dalka.

 

 

 

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed