Muqdisho (Hbnonlinetv)- Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad oo Saaray qoraal Kooban ayaa Guddoonka nhiyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada.
Sharcigaan uu muddo horyaalay Baarlamaanka, kuna maqnaa Akhris ayey Maanta ku Ansixiyeen Xarunta Golaha Shacabka Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Halkaan Ka Akhriso qoraalka Ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Hay’adda Nisa Mahad Maxamed Salaad.