HomeWararka

Wararka

Kulan ku saabsan arrimaha duulimaadka oo maanta Muqdisho ku yeesheen Soomaaliya iyo Masar

Kulankan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan sidii Soomaaliya iyo Masar ay iskaga  ...

Dowladda Hindiya oo sheegtay in dalkeeda maxkamad ku saareyso 35 nin oo Soomaali ah oo lag...

Dawlada Hindiya ayaa ku dhawaaqday in ay maxkamad dalkeeda ku soo taagi doonto 35 nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay yihiin ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo gabagbeeyay safar shaqo oo uu ku tagay dalka Eratariya xill...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhoofay dalkaas, isagoo soo gebagebeeyey socdaalkiisii ​​shaqo e...

Maxkamadda ciidamada Jubbaland oo maanta bilowday dhageysiga dacwad loo heysto oday dhaqam...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa bilowday dhageysiga dacwada loo heysto oday dhaqameed lagu m...

Dooni kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Yemen oo ay afduubteen koox Soomaali ah isla mark...

Dooni kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen ayaa lagu afduubay meel aan ka fogayn gacanka cadmeed, kaddib markii ay isku dhacee...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan looga hadlayay amniga la yeeshay hey’adaha a...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, oo ka jawaabayay Weerarkii Argagixiso ee dhawaan lagu qaaday Hotelka SYL ee Maga...

Fiqi oo sheegay in dowladda ay xoojisay howlgallada ka dhanka ah Al shabaab Kalsoonida ay ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in Dowladda ay ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Eratariya isla markaana uu la kulmay madaxweynaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa galabta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eratariya halkaas oo uu booqasho shaqo oo labo maalmood ah k...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 4 milyan oo qof ay wajahayaan dhibaato cunto yari gudahaS...

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qeylo dhaan ka soo saaray xaaladda bini’aadantinimo ee daran ee ka jirta Soomaaliya,...

Dowladda Qatar Oo Si Adag Uga Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Ku Yaala Magaalada Muqd...

Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaa...

Maxaa ka jira wararka sheegaya in mid ka mid ah shaqaalaha Golaha Shacabka uu ku lug laha...

Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegayay in mid ka mid ah shaqaalahooda uu ku lug lahaa weerarkii Jim...

Masar cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka ku yaalla magaalada Muqdisho...

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa ka hadashay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al-Shabaab ay ku qaadeen hotel ...

Live Now

English News

Facebook Feed