HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo u sameeyay Sanduuqa Cimilada Qaranka haddaba maxuu qaban doonaa

Dadaal lagu doonayo in wax looga qabto isbeddelka cimilada, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne Lr.235,...

Faah faahino ka soo baxaya Qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Degmada Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaaro kala du...

Turkiga oo martigelinaya wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya kaasoo ku aaddan...

Horumar diblumaasiyadeed oo ay qaadeen Soomaaliya & Itoobiya , Turkiga wuxuu martigelin doonaa wadahadallo xasaasi ah oo u dha...

ATMIS oo ku wareejisay Saldhiggii Afaraad dowladda Soomaaliya xilli lagu gudo jiro wajigi...

Howlgalka Midowga Afrika ee kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa wareejiyay Saldhigga hore ee Cabdalla Biroole ee Jubaland, kaasoo ...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Qaahira haddaba maxaa...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar Sameh Shoukry. Ujeedka ...

Xasan Sheekh oo si qiiro leh uga sheekeyay waxyaabihii laga dhaxlay madaxweynihii ugu horr...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay munaasabad duco iyo xusuus ah ayaa ammaan u jeed...

Kulan looga hadlayay la dagaallanka  Al-Shabaab & arrimaha dastuurka oo ay yeesheen m...

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo  Kusimaha Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir ka furay magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa furay shirka Guddiga Qaran ee Tallaalka, Ciribt...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan culus la yeeshay Xildhibaanada Federaalka iyo mas’uuliyii...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Xildhibaanada Federaalka iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda ku ma...

Maxaa ka soo kordhay deegaannadii galbeedka gobolka Mudug ee ay ku dagaallameen maleeshiya...

Wafdi ka kala socday Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay xabad joojin kala dhex dhigaan labo maleeshiyo beeleed oo ku da...

Maxaa ka jira wararka sheegaya in dowladda Soomaaliya ay wadahadal kula jirto kooxda Al sh...

La Taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali, ayaa si aan gabasho lahayn u sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya a...

Maxamed Cismaan Jawaari oo maanta aas qaran loogu sameynayo magaalada Muqdisho haddaba sid...

Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameyn doonaa allaha u naxariistee Maxamed Cismaan Jawaari oo aha...

Live Now

English News

Facebook Feed