HomeWararka

Wararka

Hanti Dhawrka Puntland oo ku amray Shaqaalihii hore ee maamulka soo celinta Gaadiid ay la ...

Hanti dhowrka guud ee Puntland ayaa soo saaray amar uu ku dalbanayo in shaqsiyaadka wata gaadiidka dowlad goboleedka Puntland in a...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Liibiya oo Muqdisho laga soo dajiyay

Lix muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo sannado ah ku xayirnaa dalka Liibiya ayaa maanta dib loogu celiyey magaalada Muqdisho, kaddi...

Howlgalada ka dhan ah AlShbaab oo sababay in deegaano hor leh lagala wareegay Jubbada Hoos...

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalo adag oo ka dhan ah Al-Shabaab uu ka socda gobolka Jubbada Hoose....

Xaggee marayaan wadahadalladii nabadeynta dagaalka degmada Luuq gobolka Gedo

Madaxwayne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Gedo ayaa shirar hor dhac u a...

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Baaqday iyadoo Digniin loo diray Xildhibaannada...

Waxaa maanta oo Arbaco ah baaqday kulankii labaad ee Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka JFS, balse waxyaabaha kulanka baajiyey aya...

Hugaamiyaha Daacish ee Bari oo cadeymo cusub laga soo helay

Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin ayaa la xaqiijiyey in uu nool yahay, kaddib markii uu ka badbaaday duqeyn a...

Duqeyn sababtay dhimasho & dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo ka dhacday Shabeelaha H...

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn ka dhacday degmada Bariire ee Gobolka Shabaalaha Hoose, t...

QM oo walaac ka muujisay qoysas ku barakacay dagaalladii ka dhacay Mudug

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal beeleedyada ka dhacay...

Jubbaland oo Luuq ka bilowday xal u helida dagaalkii lagu hoobtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbalanad Maxamuud Sayid Aadan ayaa gaaray degmada Luuq e...

Mareykanka oo Soomaaliya kala shaqeynaya amniga garoomada & duulimaadyada

Madaxda Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota Hay’adda d...

Howlgal lagu burburiyey fariimo AlShabaab oo ka dhacay Hiiraan

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa xoogaga macawisleyda ayaa burburiyey fariisimo dhowr ah oo ay ku lahaayeen d...

Abiy Axmed oo booqasho deg deg ah ku tagay dalka Suudaan

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Port ee dalka Sudan, iyada oo la filayo in w...

Live Now

English News

Facebook Feed