HomeWararka

Wararka

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ku riday koox lagu eedeeyay falal...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa mar kale soo saartay xukunno kala duwan oo lagu riday koox lagu soo eedeeyay ...

Maxay ka dhigan tahay dib u doorashada madaxweyne Saciid Cabduulaahi Deni

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku guulesytay madaxweynaha maamulka Puntland, kaasoo hoggaamin doono shanta sano ee soo aaddan. Xu...

Maxaa looga hadlay kulankii xalay dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya baarlamaanka labadiisa...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay mudaaharaadyada ka tarjumaya sida dhabta ah ee Soomaalidu uga soo horjeedo heshii...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar uga amba-baxay magaalada Muqdisho

Madaxweynah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynah...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku dileen ku dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan...

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Saaaxibada Caalamiga ah ayaa howlgallo cirka ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan koofurta...

Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeedo gobolka Awdal oo soo saaray digniin culus oo ka dhan...

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee laga soo doortay Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo sa...

Bannaanbaxayaal qaarkood hubeysnaayeen oo maanta iskugu soo baxay gobolka isla markaana s...

Dadweynaha ku dhaqan magaalooyin  ee ka tirsan gobolka Awdal, ayaa isugu soo baxay waddooyinka waaweyn ee magaalooyinkaas, kuwaas ...

Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed iyo isbaheysiyo oo ka soconaya magaalada Garowe xilli ay fooda...

Puntland oo isu diyaarinaysa Doorashada Madaxtinimada ayaa waxaa socdo  Xamaasad Siyaasadeed oo ka taagan Garoowe, isla markaana a...

Soomaaliya oo burburisay heshiiskii badda ee u dhexeeyay Somaliland iyo Itoobiya isla mark...

Soomaaliya ayaa si rasmi ah u laashay heshiiskii muranka badan dhaliyay ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Itoobiya, xilli Madaxweyne X...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka Gaashaadhigga oo ka hadlay Sargaal sare oo lag...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii, iyo shacabka Soomaaliyee...

Musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland oo khudbad u jeedin doona baarlamaanka...

22-musharax oo u taagan xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Axad ah khudbadaho...

Golaha Wakiilada Somaliland oo war-murtiyeed ka soo saaray hishiiskii Itoobiya doorashooyi...

Xildhibaannada Isbaheysiga Golaha  Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku taageerayaan hishiiskii dhexmray Muuse...

Live Now

English News

Facebook Feed