HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo sheegtay in xiriir ka dhaxeeyo Argagixisada iyo Itoobiya

La taliyaha diinta ee Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay walaaca Itoobiya ee arimaha hubka ay dowladda heshay...

Soomaaliya oo kaalmo milateri in ay hesho kala hadashay Asarbayjaan

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa ayaa magaalada Baku kula kulmay dhiggiisa Asarbayjaan, Zakir Has...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Sirdoon

Hay'addaha Sirdoonka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiis is faham wada shaweyn ah, kaasi oo...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Afgooye

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo Khasaare ...

Maxaa ka soo baxay kulanka Ra’iisal Wasaare Xamsa iyo Wakiilka Midowga Yurub ee Maraykanka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa kulan gaar ah la...

Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay eedeyn uga timid Itoobiya.

Wasaaradda Arimaha Dibedda ee Soomaaliya oo ka jawaabtay walaaca Itoobiya ay ka muujisay hubka Soomaaliya heshay ayaa sheegtay in ...

Puntland oo sheegtyay inay diyaar u tahay iney wada hadal la furto dowladda dhexe.

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay shir lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal...

Puntland oo ku hanjabtay in dagaal ay qaadi doonto ka dhan ah Alshabaab iyo Daacish.

Puntland ayaa sheegtay in ay isu diyaarinayso guluf dagaal ka dhan ah kooxaha loogu yeero argagixisada ee ku dhuumaalaysta buuraha...

Diyaaradihii caalamiga ah ee tagi jiray Israa’iil & Lubnaan oo joojiyay duulimaadyado...

Iyadoo ay isa soo tarayso cabsida laga qabto in duqeymaha u dhaxeeya Israa’iil & Xisbullah inay isku beddelaan dagaal balaaran...

Itoobiya oo ka digtay “halista” uu xambaarsan yahay hubka Masar siisay Soomaal...

Dowladda Itoobiya ayaa walaac ka muujisay hubka lagu soo daabulo Soomaaliya, taasi oo ay sheegtay in ay ka sii dari karaan ammaank...

Maxaa laga og yahay kulanka gaashaanbuurta geeska Afrika tooshka ka shideysa?

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin ayaa Maraykanka kula kulmay wasiiradda dalalka Masar iyo Eritrea, waxaana ay kaw...

Soomaaliya oo digniin u dirtay Itoobiya

Ka dib markii dawlada Masar ay shixnad cusub oo hub oo ay ku taageerayso Soomaaliya ay keentay magaalada Muqdisho, ayaa khubaradu ...

Live Now

English News

Facebook Feed