HomeWararka

Wararka

Itoobiya oo war cusub ka soo saartay warar lagu faafiyay Internet-ka oo la xariiro in ay k...

Dowladda Itoobiya ayaa beenisay warar dhawaan lagu faafiyay baraha bulshada ee sheegayay Adis Ababa ay go'aansatay in ay ka laabat...

Dawlada Soomaaliya oo aragtida gooni goosadka ku dartay Khataraha amniga qaranka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahay, kaasoo oo uu shir guddoomiyayay Ra'iisal...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Kenya oo loogu baaqay in uu iscasilo haddaba maxaa l...

Madaxweyne ku xigeenka kenya Rigathi Gachagua ayaa dalbaday in Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Nuuradiin Haji uu ...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal beeleedyo khasaaro dhaliyay oo ka socdo gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen labo maleeshiyo beeleed, waxana la soo baxaya...

Booliiska Caalamiga ah iyo Kan Soomaaliya oo nin ku eedeysan dil gacanta ku dhigay dalka d...

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa maanta ka dejiyey magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Eedeysane Maxamed Cumar Ciise...

Soomaaliya oo hishiis la gashay Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC si loo xalliyo deyn dhan 36 milyan oo dollar....

Muuse Biixi iyo Xasan Sheekh oo warbaahinta isku mariyay hadallo ku aaddan hishiiskii badd...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, mar kale soo hadal qaaday dhaqan gelinta hishiiski is-af-garadka ahay ee ay kala saxiix...

Milatariga Koonfur Afrika ee ku sugan Congo oo halkaas askar looga dilay kuwa kala looga d...

Milatariga Koonfur Afrika ayaa Arbacadii sheegay in weerar hoobiye ah oo maalin ka hor lagu qaaday mid ka mid ah saldhigyada ay ku...

Sidee loo xusay sannad-guuradii 64-aad ee xuska 26-ka Jun

Soomaaliya waxaa ka billowday dabbaaldegga sannad-guuradii 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada qaadatay. Dabaaldagya...

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay dhibaatada ka jirtay deegaan dhawaan laga xoreeyay ko...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa shixnado gargaar ah u dirtay deegaanka Buulo-Xaaji oo dhawaan laga saaray kooxda Al shabaab ...

Deegaan ku yaal gobolka Hiiraan oo xaalad ba’an ay ku jirto ka dib markii 20kii Liit...

Deegaanka Buula-Xarbooy Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ee Hir-Shabeelle waxaa ka jirta xaalad biyo la’aan ah oo aad u daran,...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya & ku xigeenka Ergeyga Gaar...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi Axmed, ayaa  qaabilay ku xigeenka Ergeyga Gaa...

Live Now

English News

Facebook Feed