HomeWararka

Wararka

Mareykanka Oo Beddelay Safiirkii Soomaaliya u Joogay

Dowladda Mareykanka ayaa Safiir Cusub u magacaawday Soomaaliya, kaas ii beddeli doono kii hore Larry Andre oo muddooyinkii dambe k...

Nin Dil u Geystay Iimaam Masaajid oo Gacanta Lagu Soo Dhigay.

Ciidanka Ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay Nin shalay dil bareer ah u geeystay Imaam Masaajid xilli uu ku sugnaa Masj...

Puntland iyo Daacish uu Ku Dagaalamay Gobolka Bari.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay dagaal Ciidanka Puntland iyo Daacish ku dhexmaray deegaanno hoostaga  gobolka Bari, kadib howga...

Mareykanka oo shaaciyay baaxadda dhulka Shabaab laga qabsada.

Safiirka Dawlada Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry André ayaa sheegay in howlgallada ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka dhank...

Midowga Yurub oo war cusub ka soo saaray colaada Laascaanood

Midowga Yurub ayaa mar kale hadal ka soo saaray colaada ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, halkaasi oo ciid...

Midowga Yurub oo hub & lacag hor siinaya Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay qorshe uu hub ku siinayo Soomaaliya, xilli dawlada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqday ...

Ciidanka Dowladda oo Al-Shabaab kala Wareegay Deegaanno Hor Leh

Ciidanka dowladda Soomaaliyaa ayaa la wareegay deegaaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo muddo dh...

Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan iyo Faah Faahino Ka Soo Baxaya.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo Ciidanka Dowladda Soomaaliya, kuwa deegaanka oo dhinac iyo As ku dhex ...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Midwaga Ciidanka ATMIS oo kulan Ku Yeeshay Muqdisho....

Kullan looga hadlaayay Amniga Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kullan ayaa u dhexeeyay Maamulka gobolka Banaa...

Howlgallo Laga Sameeyay Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaan macawiisleyda ayaa gobolka Hiiraan ka wada dhaqdhaqaaq xoogga...

Ciidanka Ammaanka Soomaaliya oo Gacanta ku Dhigay Warshad Sameeyso Maandooriyaha

Ciidanka ammaank Magaalada Muqdisho ayaa howlgallo ay sameeyeen waxay kusoo bandhigeen waxyaabaha maanka dooriya iyo Goobihii lagu...

Rabshadaha Nairobi oo saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi

Rabshadaha iyo dibadbaxyadii maanta ka dhacay magaalada Nairobi ayaa saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhaqan ee caasimada dalka Ke...

Live Now

English News

Facebook Feed