HomeWararka

Wararka

Dagaal Ka Dhacay Laascaanood iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

Faah faahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Laascaanoow  ee gobolka ayaa sheegaya in xalay madaafiic ay ku soo dhacday gudaha...

Hirshabeelle oo Tallaabo Ka Qaadeyso Cali Jeyte Sidoo Kalana Shaacisay Sababtii Xilka Loog...

Maamulka Hirshabeele ayaa jawaab ka bixiyay  tallaabadii uu qaaday guddoomyihii xilka laga qaaday kaas oo qaadacay wareegtadii loo...

Xubno Ka Tirsan Al-shabaab oo Lagu Dilay Deegaan Hoostaga Xarardheere.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo Ciidanka deegaanka ay ku fuliyeen deegaanno hoosta degmada Xarardheere ee Galm...

Xiisad Ka Taagan Garowe iyo Ciidan Buux Dhaafiyay Magalaada.

Magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ee Puntland ayaa lagu soo warramayaa in ay ka jiro xiisad kacsan  oo laga dareemay maanta Gobol...

Madaafiic Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Lagu Garacay Shabeelada Hoose

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya gobolka Shabeelada Hoose kadib markii madaafiic lagu garaacay  deegaaanno hostaga gobol...

Muuse Biixi oo Sheegay Hal-arrin oo Soomaaliya ay Nabad ku Heli Karto.

Madaxweynaha Soomaali oo qudbad uu jeedinayay Ciidan tababar soo dhameystay ayaa waxaa uu soo hadal qaaday xaaladda Soomaaliya,  M...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka.

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan wadajir ah la qaatay Gu...

Howgallo Dad Lagu Soo Qabtay oo Ka Laga Sameeyay Muqdisho.

Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo qorsheysan oo Ciidanka ammaanka Soomaaliya ay ka fuliyeen deegaanno iyo degmo...

Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan oo Xilka Laga Qaaday.

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan ayaa lagu sameeyay xil-k-qaadis kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxtooyada Hirshabeelle, mid...

Axmed Madoobe iyo Ergeyga QM oo Qaabilsan Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Dagaalka Al-shabaab...

MADAXWEYNAHA OO QAABILAY WAKIILKA QARAMADA MIDOOBAY EE SOOMAALIYA. Madaxweynaha Dowlada Jubaland  Axmed Madoobe iyo  Ergayga cu...

Duqeymo Dhaliyay Dhimasho oo Laga Fuliyey Gobolka Jubbada Dhexe.

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in duqeymo cirka laga fuliyay deegaanno ay kamid yihiin Salagle iyo Saakow,...

ATMIS oo bilaawday qorshaha dhimista Ciidankeeda Soomaaliya

Ergayga Midowga Afrika oo ay wehliyaan madax ka socotay Xaf8iska Taageerafa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOS ayaa maanta gaar...

Live Now

English News

Facebook Feed