HomeSports

Sports

Aaron Ramsdale oo dalabaad ka helaya koox ka dhisan Premier League kaasoo lumiyay booska ...

Goolhayaha kooxda Arsenal ee Aaron Ramsdale ayaa lagu soo waramayaa in uu January bartilmaameed u yahay kooxda Wolverhampton Wande...

Tottenham Hotspur oo fal niyad jab leh kula dhaqaaqeysa Hugo Lloris

Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ku fikireyso  inay joojiso qandaraaska Hugo Lloris ka hor dhamaadka xilli ciyaareed...

Ciyaaryahanka ee Manchester United Christian Eriksen dalabyo kala duwan helaya isla markaa...

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Christian Eriksen ayaa lagu soo waramayaa inay doonayaan kooxo ka dhisan Sacuudi C...

Xavi oo xaqiijiyay inuu doonayo bedelka Gavi bisha Janaayo haddaba waa kuma xiddigaas

Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa shaaca ka qaaday inuu kala hadlay madaxweynaha kooxda Joan Laporta iyo agaasimaha ciyaaraha ...

Weeraryahanka Napoli Victor Osimhen oo doonaya inuu u dhaqaaqo midkood kooxaha Chelsea Ar...

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in loo gacan geliyay tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Napoli Victor Osimhen, isla markaa ...

Newcastle United oo kulan ka yeelatay saxiixa weeraryahanka Everton Dominic Calvert-Lewin ...

Newcastle United ayaa lagu soo waramayaa inay u furan tahay suurtagalnimada saxiixa weeraryahanka Everton Dominic Calvert-Lewin, k...

Antoine Griezmann miyuu ku biirayaa Man United mise waxaa uu sii joogayaa Atletico Madrid

Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa inuusan xiiseyneynin inuu ka tago Atletico Madrid iyadoo la soo jeedinayo in Manchester ...

Qorshaha Manchester United ee suuqa bisha Janaayo oo shaki la galinayo xilli kooxdu ay u b...

Qorshaha Manchester United ee suuqa kala iibsiga bisha Janaayo ayaa lagu soo waramayaa inuu yahay mid aan cadeyn sababtoo ah dib u...

Maxaa ka jira in Daafaca kooxda Real Madrid David Alaba uu ku laabanayo Bayern kaas muhiim...

Daafaca kooxda Real Madrid David Alaba ayaa hoos u dhigay wararka la xiriirinaya inuu ku laaban karo Bayern Munich. Alaba ayaa ...

Xiddiga diirada u saaran kooxaha Newcastle United iyo Arsenal ee Ruben Neves oo ay heysto ...

Ruben Neves ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu sii joogo Al-Hilal wixii ka dambeeya suuqa kala iibsiga bisha J...

Barcelona oo go’aan ka gaareysa hishiiska Joao Cancelo isla markaana Barcelona la fu...

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay heshiis joogto ah kula soo saxiixato xiddiga Manchester City Joao Cancelo ...

Real Madrid oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqeysa weeraryahanka RB Leipzig Timo Werner

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay weeraryahanka RB Leipzig Timo Werner bartilmaameed macquul ah bisha Janaayo....

Live Now

English News

Facebook Feed