Odayaashii Dhaqanka Muqdisho oo La kulmay Guddoonka Golaha Guurtida Soomaaliland

Odayaashii dhaqanka ee ka tagay Muqdisho oo la kulmay Golaha Guurtida Soomaaliland kuwaas oo yeesy kulankoodii ugu horeeyay oo fool ka fool ah.

Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta xarunta golahaaasi ku soo dhaweeyey Ergada Dhaqanka ee ka timid magaaladda Muqdisho, kuwaasi oo Guurtida booqasho iyo salaan ugu yimid.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa uga war-bixiyey hanaanka ay soo martay nabadaynta Somaliland iyo doorkii guurtidu ku lahayd.

Sidoo kale Guudoonka iyo Isimada ayaa ka wada hadlay sidii nabad loogu soo dabaali lahaa xaaladda magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Isimadan dhaqanka ee katimid Koonfurta Soomaaliya ayaa horey u tegay Magaalada Laascaanood, iyagoo lagu wado inay la kulmi doonaan madaxda kale Somaliland.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed