Xubnaha mucaaradka Puntland oo shir jaraaid ku qabtay Garowe ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Cakiran ee maamulkaas, waxayn dacwad ka gudbiyeen, kuwaas oo dacwad u gudbiyay Xakuumadda dastuuriga ah.
mucaaradka ayaa sheegay madaxweynaha Puntland uu ku kacay gabood fallo sida ay sheegeen, dacwadaan ayaa waxaa gudbiyay ilaa 30 siyaasi oo uu hoggaaminaayo Guuleed Saalax Barre oo ah Guddoomiyihii hore ee Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, kana mid ah mucaaradka.
Waxay intaasi ku dareen in ah kalsooni buuxda ku qabaan Maxkamadda kana jawaato dacwadooda.