Faah-faahniyo Ka Soo Baxaya Dagaal Dhex Maray Ciidanka Dowladda iyo Al-shabab

Muqdisho (Hbn tv)- kala duan oo ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, dagaal Xooggan oo u dhaxeeyo Ciidanka dowladda iyo kuwa Al Shabaab, wararka aan helnay ayaa sheegaya in dagaalka uu geeystay Qasaaro iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac, balse lama xaqiijin tirada rasmiga ah.

Dagaallada ayaa waxaa ay sigaar ah uga kala dhaceen Saldhigyada Ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaank hoosta degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada dhexe.

Si kastaba Goobihii lagu dagaalamay ayaa hadda daggan, Waxana gacanta ku haya Ciidanka dowladda.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed