HomeWararka

Wararka

Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya oo soo bandhigay in ka badan 20 milyan oo dollar oo ka ...

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku dhawaaqay natiijada baaritaan maaliyadeed oo dhameystiran oo muujinaya...

Baarlamaanka Jubbaland oo is beddel culus ku sameeyay Dastuurka maamulkaas

Baarlamaanka maamulka Jubbaland aya qaaday tallaabo culus oo wax ka beddel loogu sameeyay qodob gaar ah oo la xariira Dastuurka ma...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay qaadaneyso macalimiin cusub & tirada oo la soo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladdu ay qaadaneyso 3,000 oo maca...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya iyo Am...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS looga saarayo ...

Madaxweynaha maamulka Galmudug shaaca ka qaaday dadka ka dambeeya hurinta dagaal beeleedy...

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdikaariye Qoor Qoor ayaa hadal uu jeediyay waxaa uu soo hadal qaaday dadka dambeeya  daga...

Faah faahino ka soo baxaya Hoobiyaal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee ...

Tiro Hoobiyaal ayaa la sheegay in  siyaabo kala duwan ugu dhaceen xaafado ku yaal Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka...

Mareykanka, UK, UN-ka, dalal kale & ururo caalami ah oo dhambaallo u soo diray Sooma...

Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska, Qaramada Midoobay iyo dalal kale iyo hay’ado caalami ah ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 6...

Dowladda Jabuuti oo jawaab kulul ka bixisay eedeyn uga timid Somaliland & xiisada lab...

Dowladda Jabuuti ayaa ka hortimid isla martkaana  si adag u beenisay eedeymo uga yimid Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo dhaw...

Wadooyinka Muqdisho oo xiran isla markaana la xadiday gaadiidka magaalada oo dhan & g...

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran, iyadoo dowladda Soomaaliya ay qabatay munaasabado lagu xusayay sanadguuradii ka s...

Sidee loo xusay sanadguurada 64-aad ee ka soo wareegatay markii gobolada Koonfureed ee Soo...

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa  si weyn loo soo agaasimay munaasabad loogu dabaaldego sanad guuradii 64-aa...

Dowladda Soomaaliya oo u sameeyay Sanduuqa Cimilada Qaranka haddaba maxuu qaban doonaa

Dadaal lagu doonayo in wax looga qabto isbeddelka cimilada, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne Lr.235,...

Live Now

English News

Facebook Feed