HomeWararka

Wararka

Hogaamiyaha khaatumo oo digniin culus u diray madaxweynaha Somaliland isla markaana ku eed...

Hogaamiyaha Maamulka SSC, Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, ayaa digniin u diray Somaliland oo uu sheegay inay wadaan abaa...

Maxay xalay Xeebta Liido ka sameyeen Ra’iisal Wasaare Xamse iyo madaxda 3 kamid ah m...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, Jub...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la yeeshay Safiirka Ruushka u fadhiya Soomaali...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay safiirka Ruushka u fadhiya Jabuu...

Shir xasaasi ah oo looga hadlay arrimaha amniga oo lagu soo gabagabeyay Galmudug xilli ay ...

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ca...

Dowladda Federaalka Soomaaliya tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuri...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Iiraan, kaddib shilkii naxdin...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya oo agab kala duwan oo gargaar ah u dirtay mag...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa diyaarad sida gargaar muhiim ah u dirtay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakoo...

Maxkamada ku taal Puntland oo la soo tagaay shan nin oo lagu eedeeyay inay Al-Shabaab la s...

Shan nin oo la sheegay in ay la shaqeynayeen kooxda Al-Shabaab ayaa maanta oo Isniin ah ka soo hor muuqday maxkamadda ciidamada Pu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aqoonsaday saddex degmo oo cusub oo ku soo biiray degmooyinka g...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Gubadleey, Daarusalaam, iyo Garsbaaley ay yihiin degmooyin ka t...

Mid lamid ah Saraakiisha ugu caansan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo dhaawac ka soo g...

Jeneraal Xasan Maxamed Abuukar oo loo yaqaan Xasan Jaamici oo kamid ahay saraakiisha ugu sarreyso ciidamada xoogga dalka ayaa la s...

Shil naxdin leh oo galaaftay nolosha Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay gobolka Nugaal, waxaana shil gaari ku dhintay xildhibaan Cali Axmed Maxa...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo dil toogasho ah ku xukuntay askari hora...

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidam...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la kulmay dhiggiisa Kenya William ...

Live Now

English News

Facebook Feed