HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la yeeshay qaybaha bulsho xilli ay taagan yihiin khilaaf...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay madaxtooyada Soomaaliya xubno ka socday bulshada rayidka, waxaana ...

Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo go’aanka ka soo saartay natiijada doorashada Koonfu...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijadii doorashooyinka Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee...

Ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo dad bannaanbaxayay oo mucaaradka taageersan oo qeybo kam...

Ciidamada ammaanka ee magaalada Mogadishu ayaa kala eryay banaanbax kooban oo ka dhacay laamiga Isgoyska Soobe, kadib markii dad s...

Xeer ilaalinta Soomaaliya oo war ka soo saartay xariga Sacdiyo Macalin

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho aya...

Qaar ka mid ah odayaasha Garoowe si adag uga falceliyay xus18-ka May oo lagu qabtay magaal...

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo culimada gobolka Nugaal ayaa si adag uga falceliyay xuska 18-ka May ee dhowaan la...

Cirro oo UK ku eedeeyay laba-wejiileyn, isaga oo hadlay xiriirkooda Israa’iil iyo ar...

Warbixin uu daabacay wargeyska The Telegraph oo looga dhigay ciwaan “Britain oo ka haraysa loollanka cusub ee Afrika” ayaa Madaxwe...

Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay dalalka ka soo horjeestay safaarad ay ka furato Qud...

Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay cambaareyn uga timid dalalkan Carbeed iyo kuwa Islaamka ah oo ka soo horjeestay qorshaha ay ...

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo DFS ku eedeeyay caburin iyo xarigyo sharci darro ah

Siyaasiyiin mucaarad ah oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay waddo q...

Ku dhowaad 20 dal oo Islaam iyo Carab isugu jira oo war culus ka soo saaray safaaradda Som...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee 19 dal oo Carbeed iyo Islaami ah ayaa si wadajir ah u cambaareeyay tallaabada Somaliland ay ku doon...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dadka u safraya Masar

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa ku dhawaaqday in maanta la hakiyey in Masar loogu safri karo oggolaanshaha safarka ee loo ...

Xisbiga Nabad & Nolol oo ka falceliyey dhalinyaro dibadbax ka dhigay Muqdisho oo xabs...

Saacadihii la soo dhaafay waxaa hay'addaha ammaanka gobolka Banaadir ay xabsiga dhigeen tiro dhalin yaro ah, kadib markii ay samey...

Erdogan oo ka hadlay inta ay qaadan karto soo saarista shidaalka Soomaaliya

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in Turkigu filayo inuu ku dhammeeyo qodista shidaalka badda Soomaaliya muddo u dhaxay...

Live Now

English News

Facebook Feed