HomeWararka

Wararka

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka dagaal dhaliyay khasaaro la galay Al shab...

Howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya dadka deegaanka ayaa Al-Shabaab kula dagaalamay d...

Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo si lama filaan ah u gee...

Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta oo Arbaca ah ku geeriyo...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka 31-aad ee ESCWA ee Qaahira

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya,  Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maa...

Doorashooyinka DR Congo oo furmay iyadoo ay colaado ka jiraan bariga dalkaas

Codbixinta ka furantay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, doorashada guud ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, halkaas ...

Faah faahin ka soo baxeysa 5 qof oo ku dhintay iska horimaad dhexmaray ciidamada Somalila...

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen weerar dabley hubaysan ay ku qaadeen ciidammo ka tirsan milate...

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta dabaaldegaya 80-sano guuradii ka soo wareegtay m...

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldagaya sanad guuradii 80-aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Booliska So...

Hey’adda lacagta adduuunka eeIMF oo ansixisay 100 milyan oo doolar oo deyn cusub ah ...

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ogolaatay in ay bixiso 100 milyan oo dollar oo deymo cusub ah si ay Soomaaliya uga taageerto...

Hay’adaha xuquuqul iinsaanka oo Mareykanka u jeediyay inuu wax ka beddel ku sameyso ...

In ka badan 20 hay’adood oo u dooda xuquuqul insaanka oo ka jira Soomaaliya iyo kuwo caalami ah ayaa si wada jir ah ugu booriyay W...

Shiinaha oo deeq lacageed oo ku wareejiyay Soomaaliya isla markaana laga bixiyay faaf faah...

Dowladda Soomaaliya oo deeq lacageed kala wareegtay dowladda Shiinaha oo loogu talagalay arrimaha bini aadanimo ee ka jira dalka, ...

Musharrax u tartamayay xilka madaxweynaha Puntland oo geeriyooday

Suldaan Cabdicasis Afgaduud oo ka mid ahaa siyaasiyiinta u hanqal taagaya xilka madaxweynaha Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu...

Tirada dhimashada oo soo kordheysa kaddib dhulgariir ku dhuftay waqooyiga Shiinaha

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii Gansu ayaa dhaaftay 116 qof, sida ay sheegeen maamulka deegaanka. Warbaahinta dowladda ayaa ...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay meelaha ugu dambeeya ay ka bixi doonaan ciid...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in ka bixitaanka Ciidamada ...

Live Now

English News

Facebook Feed