HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya iyo Am...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS looga saarayo ...

Madaxweynaha maamulka Galmudug shaaca ka qaaday dadka ka dambeeya hurinta dagaal beeleedy...

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdikaariye Qoor Qoor ayaa hadal uu jeediyay waxaa uu soo hadal qaaday dadka dambeeya  daga...

Faah faahino ka soo baxaya Hoobiyaal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee ...

Tiro Hoobiyaal ayaa la sheegay in  siyaabo kala duwan ugu dhaceen xaafado ku yaal Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka...

Mareykanka, UK, UN-ka, dalal kale & ururo caalami ah oo dhambaallo u soo diray Sooma...

Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska, Qaramada Midoobay iyo dalal kale iyo hay’ado caalami ah ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 6...

Dowladda Jabuuti oo jawaab kulul ka bixisay eedeyn uga timid Somaliland & xiisada lab...

Dowladda Jabuuti ayaa ka hortimid isla martkaana  si adag u beenisay eedeymo uga yimid Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo dhaw...

Wadooyinka Muqdisho oo xiran isla markaana la xadiday gaadiidka magaalada oo dhan & g...

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran, iyadoo dowladda Soomaaliya ay qabatay munaasabado lagu xusayay sanadguuradii ka s...

Sidee loo xusay sanadguurada 64-aad ee ka soo wareegatay markii gobolada Koonfureed ee Soo...

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa  si weyn loo soo agaasimay munaasabad loogu dabaaldego sanad guuradii 64-aa...

Dowladda Soomaaliya oo u sameeyay Sanduuqa Cimilada Qaranka haddaba maxuu qaban doonaa

Dadaal lagu doonayo in wax looga qabto isbeddelka cimilada, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne Lr.235,...

Faah faahino ka soo baxaya Qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Degmada Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaaro kala du...

Turkiga oo martigelinaya wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya kaasoo ku aaddan...

Horumar diblumaasiyadeed oo ay qaadeen Soomaaliya & Itoobiya , Turkiga wuxuu martigelin doonaa wadahadallo xasaasi ah oo u dha...

ATMIS oo ku wareejisay Saldhiggii Afaraad dowladda Soomaaliya xilli lagu gudo jiro wajigi...

Howlgalka Midowga Afrika ee kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa wareejiyay Saldhigga hore ee Cabdalla Biroole ee Jubaland, kaasoo ...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Qaahira haddaba maxaa...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar Sameh Shoukry. Ujeedka ...

Live Now

English News

Facebook Feed