HomeWararka

Wararka

Dagaal beeleedyo ka dhacay Dowlad deegaanka Soomaalida Doollo oo aan weli xal laga gaarin

Waxaan weli xal laga gaarin dagaal beeleedyo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay gobolka Doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida, k...

Xubno ka tirsan Daacish oo isku soo dhiibay ciidamada Puntland ee ku Bari

War ka soo baxay Laamaha ammaanka Puntland ayaa lagu sheegay in Labo xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish maanta ay isku soo dhiibe...

Xildhibaano ka careysan burburinta Xaafadda Dab damiska oo muqdisho ku shiray

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wax ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar aan la shaacin ku tagay Eritrea

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hugaaminayo ayaa barqanimadii maanta booqasho ...

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo toogasho ku Xukuntay askari horay sarkaal u dilay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya ayaa sheegtay in Xukun dil toogasho ah ku ridday Dable Booliis Cabdisamad Faarax Nuur...

Dowladda Soomaaliya oo saaka cagta marisay Xaafadda Dab damiska ee Muqdisho

Subaxnimadii hore ee saaka ayaa ciidamo ka tirsan kuwa DFS waxa ay howlgalo ka bilaabeen xaafadda Dab damiska degmada Wadajir ee m...

Maamulka Jubbaland oo shir deg deg ah ka yeeshay dagaalka Gedo

Shir deg deg ah oo uu guddoomiyey Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden ayna isugu yimaadeen mas...

QM oo sheegay in Malaayiin qof ku barakeceen gudaha Itoobiya

Dad lagu qiyaasay 4.5 milyan oo qof ayaa ku barakacay colaado ka taagan deegaano ka tirsan dalka Itoobiya, sida ay shaacisay hay’a...

Ciidamada dowladda oo lagu eedeeyey ku milanka dagaalka ka socda Gedo

Waxaa maalinkii seddexaad dagaal Khasaare naf iyo mid maal geystay uu ka socdaa degmada Luuq ee gobolka Gedo, sida uu sheegay gudd...

Galmudug iyo Puntland oo Ciidamo isku dhaf ah kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay Gobalka...

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay in la kala qaado miliishiyo beeleedyo muddooyinkii u dambeeyay ku dagaalamayay...

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday Malaayiin doolar iyada oo uu jiro walaac

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay hadda hayaan lacag dhan 7.5 milyan oo dollar oo ka mid ah dhaqaalihii loogu t...

Muxuu yahay deegaanka istiraatiijigaa ah ee AS lagala wareegay?

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa kala wareegay Alshabaab deegaanka Filfiiile oo ah mid istiraaji...

Live Now

English News

Facebook Feed