HomeWararka

Wararka

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo ka dalbaday bahda garsoorka dalka in cadaaladda la xoojiyo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo Mqudisho ka daahfuray Barnaamijka Istaraatiijiyadda Bahda...

Dowladda Soomaaliya oo Diyaaradda hadda kaga soo qaaday Madagascar dhalinyaro muhaajiriin ...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta diyaarad gaar ah ay u dirtay dhallinyaradii Soomaaliyeed ee laga soo badbaadiyey xeeba...

Hay’adda IAEA oo sheegtay in Iiran ku dhowdahay inay sameyso bam nukliyeer

Hay'adda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga ee magaceeda loos oo gaabiyo IAEA ayaa warbixin qarsoodi ah oo ay u gudbisay dowladaha xu...

Faahfaahino ka soo baxaya Doon Kalluumaysi oo lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dooni nuuca Kalluumaysiga ah oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa la soo wariyey in lagu afduubtay xeebaha Bari ee Soomaaliya, ka ...

Dowladda Soomaaliya dib uga soo celisay dalka inka badan 160 dhalinyaro Liibiya ku xayirna...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay  161 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku xayiranaa dalk...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu soo bandhigay ciidanka la geeyay magaalada Raaskambooni

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo...

Waa sidee xaaladda saaka deegaanka Raas-Kambooni iyo xog cusub

Xaaladda deegaanka Raas-Kambooni ee degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ayaa saaka degan ka dib maalmo hadal heyn ka dhalat...

Jubbaland oo sheegtay in dano gaar ah laga leeyahay ciidamada la geeyey Jubbada Hoose

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka warbixiyay xaalada guud ee Jubaland iyo khilaafka kala dhexeey...

Sirdoonka Soomaaliya oo maleeshiyaad Alshabaab ah ku dilay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay in howlgal laga gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay ku...

Boqolaal ka tirsan ciidamada Jubbaland oo maanta liiska ciidamada dowaladda kaga biiray Ra...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Boqolaal ka tirsan ciidan ka tirsanaa daraawiishta Jubaland oo maalmahan si isdaba joog ah ugu...

Dowladda Soomaaliya oo digniin adag ka soo saartay maalgalinta Argagixisada

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah, kaas oo looga ...

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey Miisaaniyadda maamulka ee 2025

Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda maamulka ee sannadka soo socda ...

Live Now

English News

Facebook Feed